XAFIISKA IMTIXAANAADKA IYO SHAHAADOOYINKA


Foomka Ballan Qabsashada

Shuruudaha:

  1. In ardaygu uu ballan ka qabsado foomka ballan qabsashada ee onlineka ah.
  2. In ardaygu uu la yimaado aqoonsiga imtixaanka ku galay/gashay oo asal ah.
  3. In ardaygu uu la yimaado nuqul passport (copy passport) ama dhalasho iyo sugnaan asal ah.
  4. In ardaygu uu la yimaado laba sawir oo teesaro ah nooca passportka.


Fiiro Gaar ah:

  • Ardaygii ballanta uu qabsaday ku imaan waaya, waxa uu fursad u heli karaa ballan kale inuu qabsado 1 bil kadib.
  • Waqti xaadirkan waxaa ballan qabsan kara kaliya ardayda dugsiga sare dhamaysatay sanad dugsiyeedka 2022/2023.