XAFIISKA IMTIXAANAADKA IYO SHAHAADOOYINKA

Foomka Ballan Qabsashada

Shuruudaha:

  1. In ardaygu uu ballan ka qabsado foomka ballan qabsashada ee onlineka ah.
  2. In ardaygu uu la yimaado aqoonsiga imtixaanka ku galay/gashay oo asal ah.
  3. In ardaygu uu la yimaado nuqul passport (copy passport) ama dhalasho iyo sugnaan asal ah.
  4. In ardaygu uu la yimaado laba sawir oo teesaro ah nooca passportka.

Fiiro Gaar ah:

  • Maalmaha Sabti ilaa Isniin waxaa ballan qabsan kara kaliya ardayda u fariisatay imtixaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo Dalladaha.
  • Maalmaha Talaado iyo Arbaco waxaa ballan qabsan kara kaliya ardayda u fariisatay imtixaanka Dalladaha iyo maamul goboleedyada Puntland iyo Somaliland.
  • Maalinta  Khamiista waxaa ballan qabsan kara kaliya ardayda u fariisatay imtixaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) .
  • Ardaygii ballanta uu qabsaday ku imaan waaya, waxa uu fursad u heli karaa ballan kale inuu qabsado 1 bil kadib.

Shuruudaha:

  1. In ardaygu uu ballan ka qabsado foomka ballan qabsashada ee onlineka ah.
  2. In ardaygu uu la yimaado aqoonsiga imtixaanka ku galay/gashay oo asal ah.
  3. In ardaygu uu la yimaado nuqul passport (copy passport) ama dhalasho iyo sugnaan asal ah.
  4. In ardaygu uu la yimaado laba sawir oo teesaro ah nooca passportka.

Fiiro Gaar ah:

  • Ardaygii ballanta uu qabsaday ku imaan waaya, waxa uu fursad u heli karaa ballan kale inuu qabsado 1 bil kadib.
  • Maalmaha Sabti ilaa Talaado waxaa ballan qabsan kara kaliya ardayda dugsiga sare dhamaysatay sanad dugsiyeedyada 2018/2019 ilaa 2022/2023.
  • Maalinta Arbacada waxaa ballan qabsan kara kaliya ardayda dugsiga sare dhamaysatay sanad dugsiyeedyada 2014/2015 ilaa 2017/2018.
  • Maalinta Khamiista waxaa ballan qabsan kara kaliya ardayda imtixaanka DFS aan u fariisan.

Shuruudaha:

  1. In ardaygu uu ballan ka qabsado foomka ballan qabsashada ee onlineka ah.
  2. In ardaygu uu la yimaado aqoonsiga imtixaanka ku galay/gashay oo asal ah.
  3. In ardaygu uu la yimaado nuqul passport (copy passport) ama dhalasho iyo sugnaan asal ah.
  4. In ardaygu uu la yimaado laba sawir oo teesaro ah nooca passportka.

Fiiro Gaar ah:

  • Maalmaha Sabti ilaa Arbaco waxaa ballan qabsan kara kaliya ardayda u fariistay imtixaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo Daladaha.
  • Maalinta Khamiista waxaa ballan qabsan kara kaliya ardayda u fariistay imtixaanka Puntland iyo Somaliland.